Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada

Manisha Koirala oo la cajabtay mowhibada Ranbir Kapoor.

1 of 1 Manisha Koirala oo la cajabtay mowhibada Ranbir Kapoor.
683 Views Date February 24th, 2014 time 1:59 pm

Atariishada Manisha Koirala oo la shaqeysay xiddigaha ugu waaweyn Bollywoodka sida, Salman Khan, Shah Rukh Khan iyo Aamir Khan, ayaa la yaaban mowhibada jilaaga da’da yar ee Ranbir Kapoor, eyadoo sheegtay iney ku fikireyso in Ranbir ay la jisho filim uu metelaayo walaalkeed ka yar.

“Waan daawaday filimada¬† Ranbir Kapoor, waxaan rumeysanahay inuu meteli karo dowrka walaalkey iga yar, sidaas waxaa tiri Manisha.

Manisha Koirala  sidoo kale waxa ay amaantay qaar kamida hablaha Bollywoodka, Anushka Sharma, Priyanka Chopra, Sonakshi Sinha, iyo Sonam Kapoor, dhaamntood waxey ku sheegtay iney yihiin kuwo dhameystiran.

 

 



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR