Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Breda Tv, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

Daawo Madaxweyne Gaas oo dhaanto ciyaaraa iyo Axmed Karaash oo aan aqoon is laba roga

1 of 1 Daawo Madaxweyne Gaas oo dhaanto ciyaaraa iyo Axmed Karaash oo aan aqoon is laba roga
6962 Views Date February 27th, 2014 time 9:28 am

Todobaadkaan wuxuu Website-ka Bredanews idiin soo diyaariyay muuqaal qosol badan oo muujinaya dhaanta ay tumanayaan Madaxweynaha Kililka shanaad Cabdi Ileey iyo Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Gaas.

Sheekada ugu qosolka badan waxay tahay Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Axmed Karaash oo reerkiisa deeyriyaan  ayaan aqoon sida loo ciyaaro dhaantadaan magaceeda la yiraa Guuxo ama Dirgax.

Axmed Karaash wuxuu eegayaa gacmaha Ina Ileey iyo Gaas hasse yeeshee dhana uma dhaqaaqayo oo waxaa la moodaa gacmahiisa inuu jaad findhicilanaa .

Waa arrin qosol badan oo lagu ogaaday heerka uu Axmed Karaash ka joogo ciyaar dhaqameedka,waxaana hubaala inuu kaga wanaagsan yahay Marqaanka iyo Isbaaro dhigashada .



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR