Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Breda Tv, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

Daawo Siyaasiyiintii ugu caansaneed Somalia oo Muqdisho ku taageeray Khaatuma State

1 of 1 Daawo Siyaasiyiintii ugu caansaneed Somalia oo Muqdisho ku taageeray Khaatuma State
10690 Views Date March 23rd, 2014 time 9:52 pm

Bredanews.com – Wafdi uu horkacayo Ra’isulwasaaraha Somalia Abdiwali Sheekh Ahmed ayaa lagu wadaa inay safar maalin qaadan doono ku tagaan degaanada Khaatuma State gaar ahaan Magaalo madaxda Taleex ee gobolka Sool.

Socdaalka Ra’isulwasaaraha Somalia ayaa ka dhashay kadib markii Siyaasiyiin u dhashay beelaha Daarood iyo Hawiye cadaadis xoogan ku saareen inuu ka qeybgalo shirweyne lagu dooran doono Madaxweynaha Khaatuma State of Somalia.

Socdaalka Ra’isulwasaaraha ayaa la abaabulay kadib markii Muqdisho lagu qabtay Shirweyne ay khudbado xoogan ka jeediyeen Siyaasiyiin caana oo ay ka mid yihiin Cali Maxamed Geedi,Cabdullahi Sheekh Xasan,Yusuf Indhacadde,Xasan Abshir Faarax,Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Siyaasiyiin caana oo Soomaaliyeed.HALKAAN KA DAAWO XAFLADA QIIMAHA BADAN EE LEEYSKU ARKAY?

Sida muuqato Maamulka Khaatuma State waa hanaqaaday,wuxuuna helay taageero xoogan inkastoo aysan ku farxin Maamulada Puntland iyo Somaliland



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR