Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Wararka

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Miisaaniyada 2014-ka

1 of 1 Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Miisaaniyada 2014-ka
705 Views Date March 29th, 2014 time 12:51 pm

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelan doona Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Baarlamaanka ayaa waxaa ay ka doodi doonaan Miisaaniyada Xukumadda Soomaaliya ee 2014 oo Xukumadda Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto.

Wasiirka Maaliyada Xukumadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa lagu wadaa in uu Baarlamaanka hor geeyo Miisaaniyada 2014 ee Xukumadu ay Meel marisay Maalmo ka hor,si ay Baarlamaanka u ansixiyaan.



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR