Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Wararka, Xulka wararka

Dhageyso:Muungaaab oo Deeq gaarsiiyey Qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

1 of 1 Dhageyso:Muungaaab oo Deeq gaarsiiyey Qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho
475 Views Date April 14th, 2014 time 5:07 pm

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Ahna Duqa Magaalada Xasan Max’ed Muungaab ayaa maanta Deeq Gaarsiiyey qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Isbitaalada uu Maanta Deeqda Gaarsiiyey ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka Madiina,Banaadir iyo Isbitaalka Martiin.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa waxaa uu Deeqda uu Gaarsiiyey Isbitaalada ay iskugu jirtaa Shidaal iyo Lacago uu siiyey Bukaanada ku jira Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

ffffffff



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR