Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Ciyaaraha, ila qosol, Sheeko, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

Daawo Damaashaadka Ciida iyo Reer Muqdisho

1 of 1 Daawo Damaashaadka Ciida iyo Reer Muqdisho
5524 Views Date July 28th, 2014 time 11:49 pm

Shacabka reer muqdisho ayaa aad ugu dabaal dagay Ciidul fidriga iyagow aad usoo camiray goobaha dalxiis loo tagay iyo meel caruurta la ciyaarsiiyo xilayada farxadaha.

waxaana booqasho aan ku tagnay goobaha sida aad loo soo camiray oo ay kamid aheyd Muqdisho goust hoose oo ah hoteel leh meelaha caruurta ku ciyaaraan.

Sidoo kale waxa halkaasi shacabkii kasoo qeyb galey maaweelinayay qaar kamid ah Fanaaniinta Moqdisho oo ay kamid ah xidigta Snadka Umu shariiif.

Halkaan ka daawo muqaalka ciida 

ttttttt



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR