Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Breda Tv, Wararka

Daawo Xoogaga Ahlusunah oo ka jawaabay been abuurkii Villa Somalia ka dhacay “Dowladda beenta iyo isku dirka bulshada”

1 of 1 Daawo Xoogaga Ahlusunah oo ka jawaabay been abuurkii Villa Somalia ka dhacay “Dowladda beenta iyo isku dirka bulshada”
4516 Views Date July 31st, 2014 time 5:54 pm

Bredanews.com – Waxaa cirka isku shareeray fashil iyo fadeexado hareeyay Dowladda Somalia astaan u noqotay been abuur,dhaqaale boob iyo qiyaamo Qaran.

Gudoomiyaha Xoogaga Ahlusunah Wal Jameeca Sheekh Cabdirizaq Ashcari ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku sifeeyay heshiiskii ka dhacay Villa Somalia ee Madaxda Dowladda ku sheegeen inay Ahlusunah saxiixday.

Gudoomiyaha golaha fulinta Ahlusunah Sheekh Ashcari wuxuu yiri “Suma walaahi tani Dowlad maaha,waa nuuc sheeydaan oo been iyo qiyaano Qaran loogu doowgalay”



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR