Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

Odayaashii tagey Saaxdheer oo yimid Muqdisho kana warbxiyay Xasuuqii uu geestay Siilaano

1 of 1 Odayaashii tagey Saaxdheer oo yimid Muqdisho kana warbxiyay Xasuuqii uu geestay Siilaano
6406 Views Date September 1st, 2014 time 10:34 am

Waxgaradkii Soomaaliyeed ee ka qayb galay Caleemo Saarka Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr Cali khaliif Galaydh, sidoo kalana goob joog u ahaa dagaalkii ka dhacay deegaanka Saaxdheer ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi Wuxuuna ka hadlay Sidii ay u dhacday munaasibada Caleemo saarka Madaxda khaatumo ee ay ku casuumeen Madax dhaqmeedka Khaatumo.

Sidoo kale Qaarkamid ah waxgaradka ayaa ka sheekeeyay duulaankii lagu Qaaday Saaxdheer, Waxayna sheegeen In maleeshiyada maamulka Somaliland oo Hub waayn la beegsadeen Qabo kamida magaalada oo uu ku jiray Guriga Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali.

Captbbure



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR