Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Breda Tv, Wararka, Xulka wararka

Daawo rag ka mida argagixisada Hargeysa laga soo diray oo lagu qabtay Muqdisho

1 of 1 Daawo rag ka mida argagixisada Hargeysa laga soo diray oo lagu qabtay Muqdisho
8306 Views Date September 8th, 2014 time 3:03 pm

Bredanews.com –┬áCiidanka Nabadsugida Somalia ayaa garoonka Muqdisho ku qabtay laba nin oo watay Boorso ay ka buuxaan Baasabooradii hore oo Somalia kuwaas oo sida ka muuqato la saaray Visayaal dal ku galka Sudan.

Labadaan nin baaris lagu wado ayaa la rumeeysan yahay inay ka mid yihiin argagixisada laga soo diro Magaaladda Hargeysa si ay dhibaato uga geeystaan Muqdisho iyo Koofurta Somalia.

Nin ka mida labada nin ee la qabtay ayaa sheegay inuu Hargeysa ku dhashay kuna socday .

Ninka la xaqiijiyay inuu ka mid yahay Shabaakad uu madax u tahay Dr Sajaad Al Camaari nin lagu magacaabo oo Sudan u dhashay kana mida Maalqabeenada taageerada dhaqaale siiya argagixisada Al-Shabaab.



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR