Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

waa sidee Xaaladda Dagmada Jalalqsi Al’shabaab Kadib

1 of 1 waa sidee Xaaladda Dagmada Jalalqsi Al’shabaab Kadib
928 Views Date September 9th, 2014 time 10:34 pm

Abaanduulaha ayaa shacabka ku dhaqan Degmada Jalalaqsi uga mahadceliyay sida ay usoo dhaweeyeen ciidamada Dowlada Federalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, isagoona sheegay in wada shaqeyn la’aanta shacabka degmada aysan ciidamada ugu suura galeyn in ay xaqiijiyaan Nabad-gelyada, waxa uuna ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Ciidamada



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR