Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Somali Video, Wararka

DAAWO VIDEO:Prof:Cali Khaliif oo magacaabay Golaha Wasirada Khaatumo state

1 of 1 DAAWO VIDEO:Prof:Cali Khaliif oo magacaabay Golaha Wasirada Khaatumo state
3161 Views Date September 16th, 2014 time 9:34 pm

Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan Magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka Ka Khaatumo, Sidoo kalana waxaa la filayaa Inuu soo dhamaystiro qaybaha kale ee ka dhiman maamulka.

Madaxwayne Galaydh ayaa wuxuu mid mid ugu dhowaaqay Wasiirada Cusub ee uu magacaabay, Kadib Munaasibad Lagu Qabtay Duleedka magaalada Saaxdheer, Waxaan siwayn usoo dhoweeyay Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku sugnaa goobtaasi.



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR