Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

ila qosol, Sheeko, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

DAAWO: Al-Shabaab oo soo bandhigtay Muuqaal in mudo ah la wada sugayay

1 of 1 DAAWO: Al-Shabaab oo soo bandhigtay Muuqaal in mudo ah la wada sugayay
1112 Views Date October 5th, 2014 time 7:34 pm

Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay muuqaalkii ugu horeeyay oo muujinayay qaabkii uu u dhacay 19-kii bishii June sanadkii 2013 weerarkii ismiidaaminta iyo dagaalka isugu jiray ee lagu qaaday xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.

Muuqaalka ayaa waxaa ka dhex muuqda, xoogagii fuliyay weerarkan oo tababar la siinayo, iyo dagaalka ka dhex socday gudaha xarunta UNDP.

Muuqaalkaan ayaa ah mid lagu soo beegay munaasabada Ciidul Adxaa, xili Awoodii al-Shabaab meesha kasii baxeyso.

 



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR