Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, ila qosol, Sheeko, Somali Video, Wararka, Xulka wararka

Rag Magaalada soo Gali rabay oo looga shakiyay in ay xiriir la Leeyihiin Ururka Al-Shabaab

1 of 1 Rag Magaalada soo Gali rabay oo looga shakiyay in ay xiriir la Leeyihiin Ururka Al-Shabaab
3770 Views Date October 5th, 2014 time 8:08 pm

 Hay’ada nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay dhalinyaro ay soo qab qabteen ciidamada oo loogu tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab.

Dadka la soo bandigay oo tiradoodu gaarayso ilaa iyo sideed qof ayaa lala xiriirinayaa inay ka tirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo laga dajiyay gaadiid ku soo wajahnaa magaalada Muqdiso.

Ciidamada hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo ka howgallaya Waddooyinka laga soo galo caasimadda ayaa maanta Warbaahinta ugu soo bandhigay deegaanka Ceel Cirfiid ee duleedka Muqdisho, dhalinyaro lagu tuhmayo inay ka tirsanyihiin maleeshiyada Al-Shabaab.



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR