Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Breda Tv, Wararka, Xulka wararka

Daawo Wasiir Cukuse oo Fadeexad iyo wejigabax la ildaran – “Caburintii Saxaafadda maxaa ka raacay”

1 of 1 Daawo Wasiir Cukuse oo Fadeexad iyo wejigabax la ildaran – “Caburintii Saxaafadda maxaa ka raacay”
4779 Views Date November 4th, 2014 time 7:39 pm

Bredanews.com – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Abdullahi Cukuse ayaa badweyn fadeexada lugaha la galay kadib markii uu maareeyn kari waayay Wasaaradda loo magacaabay.

Cukuse oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Koofurta Somalia una dhashay qabiilka Hawiye ayaa noqday nin dhaqankiisu yahay sida Eey waalan,isagoo gaaray inuu sheegto qabiilka Ciidagale ee hooyadiis ina Suldaan ka soo jeedo.

Abdullahi Cukuse wuxuu isku dayay inuu caburiyo Telefishinka Caalamiga Horncable Tv hasse yeeshee taasi waxaa ka raacay wejigabax.

Cukuse wuxuu Saxaafadda ku eedeeyay inay Sodoh caay sameeyeen laakiin wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee Marwo Hudo ku qoray Wargeyskiisii Saxansaxo inay Shoping ku sameeysatay hal Milyan oo Dollar.



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR