Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Wararka, Xulka wararka

Daawo Fanaan 70 jir Somalia oo noqday kan loogu jecel yahay qurbaha – “Magaciisa lama yaqaan”

1 of 1 Daawo Fanaan 70 jir Somalia oo noqday kan loogu jecel yahay qurbaha – “Magaciisa lama yaqaan”
10677 Views Date November 13th, 2014 time 8:01 pm

Bredanews.com Oday 70 Jir cod macaan ayaa noqday Fanaan lagu tilmaamay mucjiso fanka u sameeyaay dalaac bilaash cusub oo dhadhan macaan.

Fanaankaan 70 Jirka oo aan magaciisa la aqoon wuxuu noqday nin jiitay dareenka bulshada qurbajoogta iyadoo qof walba uu telefoonkiisa gacanta ku wato.

Dadku waxay isweydiinayaan magaciisa hasse yeeshee marna lama sheegin ,lagumana xusin barnaamijka Faaliyaha Qaranka Universal Tv oo laga baahiyay.

Sedex ka mida heesaha ay u bixiyeen dalac bilaashka ayaan todobaadkaan idiin soo xulnay.





Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR