Home News BredaTV Arimaha Bulshada Ciyaaraha ila qosol Contact US
  • No categories
  • No categories
  • No categories

Arimaha Bulshada, Breda Tv, Wararka, Xulka wararka

Topnews:-Daawo Gaarigii ay wateen kooxdii Dishay Saado Cali oo la qabtay iyo kooxdii guriga joogtay oo noqday Ruuxaanta Damujadiid

1 of 1 Topnews:-Daawo Gaarigii ay wateen kooxdii Dishay Saado Cali oo la qabtay iyo kooxdii guriga joogtay oo noqday Ruuxaanta Damujadiid
12728 Views Date November 14th, 2014 time 9:46 pm

Bredanews.com – Kashif iyo ceeb ayaa ka dhacay hoowlgal Wasiirka Amniga ku soo qabtay rag ka tirsan Ruuxaanta Damujadiid oo isku aruursanayay guri ku yaal Degmadda Dharkeenleey.

Guriga la weeraray xalay oo laga soo helay raggii dilay Saado Cali iyo Mohamud Xeeyd gaarigii ay wateen waxaa durba la wareegay Hay’ada Nabadsugida hasse yeeshee Wasiirka Amniga ayaa ku adkeeysanaya in kiiska si rasmiya loo baaro.

Raggii lagu qabtay guriga ayaa si kalsooni ka muuqata u sheegay dadkeey la shaqeeynayeen ee ka tirsan Dowladda Somalia sida uu Sarkaal ka mida Ciidanka Amaanka u sheegay Bredanews.com.

Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha dartiis waxaa laga yaabaa in Wasiirka Amniga Qaranka Somalia shir Jaraa-id qabto si rasmiyana shaaca uga qaado in dadkii dilay Saado Cali Warsame iyo Mohamed Xeeyd ka tirsanaayeen guutadda Ruuxaanta ee hoos taga Ciidanka Nabadsugida Damujadiid.

 



Source: Fubo

Contact US / NALA SOO XIRIIR